(Sawirro) Deni iyo Golihiisa Wasiirada oo shan qodob ka soo saaray Magaalada Garowe

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga Guud, dhameystirka dimuqraadiyadda Puntland, xaaladda cudurada faafaha, xaaladda Deegaanka iyo  Kor-u-qaadista Dalxiiska iyo illaalinta goobaha taariikhiga ah. Golaha Wasiirada ayaa soo saaray qodobo ku … Continue reading (Sawirro) Deni iyo Golihiisa Wasiirada oo shan qodob ka soo saaray Magaalada Garowe